Af-hayeenka Jabhada Caarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Xukuumadda Madaxweyne Biixi, Kuna Gacansaydhay Wada-Hadallo Nabadeed Oo Ay Ku Baaqday
Hargeysa (OWN)-Maxamed Xasan Cabdilaahi oo ku magac dheer (Boqor Naahi) oo ah afhayeenka jabhad uu hoggaamiye Korneyl Siciid Cawil Caarre ayaa waxa uu jabhaddaasi ka difaacay eedaymo ay shalay xukuumadda Somaliland u jeedisay. Afhayeenku waxa uu sidoo kale sheeg in aanay waxba ka jirin wararka sheegay in dhawaan ay weerareen ciidamo Puntland ah, Halkan hoose ka DAAWO




