DAAWO: Xukuumadda Oo Kornayl Caarre Ku Eedaysay In Uu Dil Ka Geystay Gobolka Sanaag, Mushaharkii Ciidanka-na La Baxsaday Iyo Inay Diyaar U Tahay Wada-hadal Nabadeed

Hargeysa (OWN) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Kornayl Siciid Cawil Caarre, horre dil uga geystay deegaanka Ceeryaan ee gobolka Sanaag, sidoo kalena uu dhacay lacag ciidamada Somaliland la haayeen.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Boos Mire Maxamed, oo Xukuumadda u hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland diyaar u tahay Haddii uu nabad doonayo Caarre, in ay la hadasho, haddii uu dagaal soo qaadana uu jawaabtiisa heli doono, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker