“Xisbiga UCID Ayaa Masuul Ka Ah Jabhada Caarre…” Xisbiga WADDANI Oo Ku Baaqay In Xal Deg-deg Ah Laga Gaadho Jabhadda Kornayl Caarre
Hargeysa (DWN)-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka tirsan saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa eedaymo culus u soo jeediyay xisbiga UCID, waxaanu ku baaqay in xil deg deg ah laga gaadho jabhada Caarre, Halkan hoose ka DAAWO




