Shaqaalihii Saldhigga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Dhisanayo Magaaalada Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa (OWN)-Lix nin oo shan kamid ah yihiin ajaanib u dhalatay dalka Pakistan isla markaana kamid ahaa shaqaalaha dhisaya saldhigga millatari ee Imaaraadka Carabtu ka dhisanayo magaaalada Berbera ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu soo eedeeyay ugaadhsi sharci darro ah gaar ahaan waxaa la sheegay inay ugaadhsanayeen Xayawaanka Deerada, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker