DAAWO: “Waa La Qurxin Karaa Foolxumadan Maanta Jirta…” Madaxweyne Biixi Oo Shaaciyay In La Tiro-Koobayo Hantida Maguurtada Ah Ee Dawladda

Hargeysa (OWN)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Xog Ururinta iyo Tiro-koobka Hantida Maguurtada ah ee Dawladda oo ay wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeyntu ka samayn doonto gobolada Somaliland oo dhan, waxaanu ka hadlay arrimo kala duwan, Halkan hoose ka DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker