Odayadii Koofiyad Baclayaasha & Kuwii Dhuuni Raaca ahaa ee Muuse & kaahin ku soo Shubteen xaaraanta, oo Dhalinyaro Xaq u dirir ahi, Shiid & dhagaxaan ku kala eryeen,
Odayadii Koofiyad Baclayaasha & Kuwii Dhuuni Raaca ahaa ee Muuse & kaahin
ku soo Shubteen xaaraanta, oo Dhalinyaro Xaq u dirir ahi, Shiid & dhagaxaan ku
kala eryeen, Fadeexad & weji-gabaxna kala huleeley.
Muuse & Kaahin & daba Dhilifyada ay soo dirtaan wey dhamaatey xiligii Weji-kumacaash, Koofiyad Bacle Qado &
qaad lagu iibsadey uu Umada & Dhalinyarada & waxgaradka uu been, Guulwadeyn, & Hanjabaad loo soo dhiibto oo
ah waanu ku taageersanay Taliska Jeegaanta, waanu difaacayna oo cid kasta waanu soo qabanaynaa ay ku andacoon
jireen.
Bal Hadaba, Gobolka Sanaag arintii ka dhacdey ee Maxamed Kaahin & Boos Mire ay Odayaal Weji-ku macaasha intey
Qaad & qado u soo qaadeen, ooy ku soo shubteen, Caare & caaqilkii & waxgaradkii raacay waanu ka soo hor jeednaa
waananu soo qabanaynaa ku andacooda, ay ceebi ka raacdey oo Dhalinyar xaq udirir ahi ay Shiid & Dhagaxaan ku kala
eryadeen dhuuni qaatayaashii, Calooshooda Qaadka & qadada & Xaaraanta ku soo gurey.
Sidaas Darteed, Muuse & Kaahin & Maamulka Jeegaanta & daba dhilifyada u adeega ee Boos Mire & qaar kaloo badan
Jabkiinii wuu bilaabmay, weji Ku Macaash & aaraan qaatayaasha Damiirkooda lagu iibsado Qaad & qado sidaa halooga
soo hor jeedsado, oo aruurta & Dumarku ha shiidaan.
Hambalyo, Xaqu Dirieka Dhalinyarada Gobolka Sanaag ee Weji-kumacaashkii Muuse & Kaahin daba dhilifka u ahaa kala
eryey, kala dareeriyey, ee Cawralaay Cago & rod & Baxsadka miciin bidey.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama
ashaa.j@live.nl