Daawo:- Gudida Kumishanka Xuquuqul Iisanka Oo Maanta Xilkii La Wareegay.

Hargaysa-(OWN)-Gudiga cusub ee Kumishanka Xuquuqul iisaanka Somaliland ayaa maanta xilkii si rasmiya ugala wareegay kumishankii hore ee Xuquuqul iisaank Somaliland, Munaasibad Balaadhan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin Xukuumadda ka tirsan iyo Dadka Xuquuqda aadana udooda iyo Hay’adaha Caalamiga ah ayaa laga jeediyay hadallo la xidhiidha ilaalinta iyo dhawrista Xuquuqda Aadanaha,,,,,………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker