Daawo:- Ciidamo Ka Goostay Ciidamada Somaliland Ee Ku Sugan Tuka-raq oo Sheegay In Ay Kubiireen Jabhadda Koronayl Caarre.
Halkan Hoose Ka Daawo Ciidamo Cusub oo Sheegay In Ay Ka Goosteen Ciidamada Somaliland Ee Ku Sugan Jiidda Tukaraq Ee Ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland, Ciidamadan Sheegay In Ay Ku Biireen Jabhadda Koronayl Caarre, Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Ay Ka Dagaalamayaan Caddaalad Darro ay Sheegeen In Ay Ka Jirto Ciidamada Somaliland Dhexdooda,,………….