DAAWO: “Madaxweyne Waan In Tallaabo Sharci Ah Laga Qaado Kornayl Caarre…” Xisbiga UCID Oo Ku Baaqay In Tallaabo Adag Laga Qaado Jabhadda Caarre
Hargeysa (ODW)Xisbiga mucaaridka ah ee UCID xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu tallaabo adag in uu ka qaado Kornayl Caarre iyo Jabhadiisa, Halkan hoose ka DAAWO