WAA-RUN WAA-RUN WAA-RUN

Waa- run. Waa-run . waa – run

 

 

 

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa layidhi musuqii la daba

Socday ee la soo caddee-yay waxa is hortaagay BAASHE FARIID

Oo ah madaxa baarlamaanka saaxiib ma runbaa.

Kordhiye. Saaxiib waxa runa inay taasi jirto

Waxa kaloo runa inay S/LAAN  dib usocoto

Waxa kaloo runa haddaan la bad baadin inay dumayso

Keene.saaxiib baarlamaanka wax waddaniya oo damiir nool leh

Miyaanay ku jirin.

Kordhiye. Saaxii gudoomiyahoodu musuqbuu ku yimi

m/weynuhu musuqbuu ku yimi

ka maxkamadu musuqbuu ku yimi

saaxiib hadday dhammaan musuq ku yimaadeen ma musuqbay

baadhi karaan ama oggolaana-yaan in la baadho

jawaabtu waa maya. (ALLA ) ha sahlo CAARANA wuu soo socdaa

 

guuleed liibaan snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker