DAAWO: “Taliye Caarre Waa Nin Taariikh Iyo Sharaf Ku Leh Somaliland Wax Ayuu Ka Cabanayaa…” Siyaasi Ka Tirsan KULMIYE Oo Arrinta Caarre Ku Canaantay Madaxweyne Biixi
Hargaysa (OWN)-Siyaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) oo ka tirsan xisbiga KULMIYE xilal wasiirnimana ka soo qabtay xukuumaddii hore ee Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka Markhaati Kacay Cabashada Kornayl Caarre, waxaanu farriin u diray Madaxweyne Biixi, Halkan hoose ka DAAWO