Ururka ONLF oo Taageeray Magacaabista Mustafe Cagjar.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (ONLF) ayaa qoraal ay ku baahisay barta ay ku leedahay Twitter-ka waxay muujisay taageero ku saabsan magacaabista Musdhafe Cagjar oo si ku meel gaadh ah loogu magacaabay Madaxwaynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Qoraalkan ay ONLF ku baahisay barta ay ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in ay Jabhadu soo dhawaynayso in Musdhafe Cagjar si ku meel gaadh ah loogu magacaabay Madaxwaynaha Soomaalida Ogadeniya.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhinaca kale Onlf ayaa walaac ka muujisay faragalinta qayaxan ee ay dawlada Federalka Itoobiya ku hayso shacabka Soomaalida Ogaadeeniya ONLF ayaa walaac balaadhan ka muujisay qaabka ay dawlada dhexe u soo farogaliso maamulka Soomaalida.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker