Scott Morrison Oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Ee Dalka Australia

Australia ayaa yeelaynasa Ra’iisul wasaare cusub Scott Morrison oo ka mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga talada haya Liberal Party, wuxuuna badalayaa Malcolm Turnbull, kaas oo ay meesha ka takhaantukhiyeen rag ay is hayeen oo isla xisbigiisa ka tirsan.

 

Malcolm ayuu cadaadis ka haystay taageeradiisa oo hoos u sii dhacaysay iyadoo ay soo dhawaatay doorashadii ayna ka soo horjeedsadeen xildhibaanno badan.

 

Ra’iisulwasaarihii hore ayaan tartanka ka qaybgalin, balse Morison ayaa ka guulaystay Peter Dutton oo horray u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha iyo Julie Bishop oo ah wasiirka arrimaha dibadda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker