Dalkeena Cadhaa fadhida
Dalkeena cadhaa fadhida
Keene iyo kordhiye.
Keene.waaryaa kordhiye saaxiib maxay kula tahay arintu
Sidii hore maka kulushay waata (CEERIYE )
Kordhiye . saaxiib heestii odhan jirtay dalkeena nimcaa fadhida
Waxay isu bedeshay dalkeena cadhaa fadhida.
Saaxiib muusa fariidna wuxuu marayaa isak hadlaw ina igare
Odayaashii ceerigaabana waxay marayaan kuman-yaal xadhko
Lagu hayo afrikaankana inta nabadu joogto maskaxdu ma shaqayso
Markaa manta haddii soomlilaan la doonayo inay badbaado
Waa inay maskaxda muuse iyo inta ku xidhan maskaxdu shaqayso
Waayo waxa la siiyay digniin kama danbaysa.
Weliba maaha sadexda nine e xidhan waa wax fara badan
Waxa la doonayaa.
Caarana wuu hadlay waana la wada ogyay (ALLA )ha sahlo
Guuleed liibaan
snm1710@livecom