Daawo Madaxweynaha Cusub Ee Degaanka Somalida Oo Ka Hadlay Talaabada Uu Ka Qaadanayo Dagaalka Somalida Iyo Oromada
Jigjiga(OWN)Madaxweynaha cusub ee DDSI Mustaf Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa si adag uga hadlay dagaalka u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada.
Mustaf, waxa uu sheegay in dagaalka labada Qowmiyadood uu soo laalaabtay, hase yeeshee ay ka qaadan doonaan go’aan adag oo lagu hakin doono colaadaha sii baahaya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://youtu.be/_rC_ZtAXjEw