Daawo :- Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Wasiiro Ka Tirsanaa DDSI Oo Dhuumasho Hargeysa Ku Soo Galay

Hargeysa(OWN) Ciidammada ammaanka ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa gagida diyaaradaha ee Hargeysa ka qabtay labo wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar, Sida uu BBC u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkaย 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker