Daawo:- Qeybo ka mid ah deegaannada Galmudug oo maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul-Axda
Muqdisho(OWN)Wararka naga soo gaaray degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Guri-Ceel ayaa sheegaya in maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul-Axda oo siweyn looga dabaal-degay guud ahaanba dunida muslim-ka maalintii shalay.
Halkan Hoose Ka Daawo




