Daawo:-Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Muxuu Ka Yidhi Jabhadda Koronayl Caarre?
Hargaysa-(OWN)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu ka Hadley jabhada uu Taliye Caare ku dhawaaqey, Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in arinta care uu isagu jeclaaday in lagu xaliyo go,aamadii laga soo saarey dagaalkii Ceel Afweyn oo arintiisu kabilaabmatay balse ay arintaasi u diideen shuruuc-da ciidamada u yaala,……… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan