Daawo:-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Han Jabaad Culus Uu Diiray Maamul Goboleedka Puntland.

Hargaysa-(OWN)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taanni Ayaa Ka Hadlay Hanjabaad Kasoo Yeedhay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland, Puntland ayaa Sheegtay In Ay Dagaal Kusoo Qaadi Doonto Somaliland, Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland ayaa sheegay in aanay iyagu hanjabaynin laakiinse ay taalbo ka qaadi doonaan Maamulkaasi,…… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker