Wasiirka Gaashaandhiga Oo Kulan Xasaasi Ah La Yeeshay Golaha Wakiillada, Mar Kale Hanjabaad Culus U Diray Kornayl Caarre Iyo Jabhadiisa
Hargeysa (OWN)-Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland iyo taliyaha ciidammada qaranka Somaliland ayaa kulan xasaasi ah la qaaday guddiga arrimaha gudaha iyo difaaca ee golaha wakiillada waxaana hanjabaad culus u direen kornayl Caarre iyo sarkaal kale oo dhawaan ka goostay ciidanka qaranka kuna biiray Jabhada Caarre, Halkan hoose ka DAAWO




