Daawo:- Ciidamaa Wali naga haysta Xaruntii Wargayska “Gudoomiyaha Wargayska Haatuf”
Hargaysa-(OWN)-Yuusuf Cabdi Gaboobe oo ah Gudoomiyaha Wargayska Haatuf ayaa sheegay in wali Ciidamo haystaan Xaruntii Wargayska una diideen in uu Gudaha u galo, iyada oo dhawaan Maxkamadu ay fasaxday Wargayskaasi……… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka




