Daawo:- Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa iyo Doorka Dallada Sonyo
Hargeysa(OWN)Xuska maalinta dhalinayarda aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargeysa munaasibad ay soo qabanqaabisay dallada dhalinyarada heer qaran ee SONYO.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkaย




