Daawo:- Wasiiro Iyo Madax-dhaqameed kor meer ku Tagay Goobihii Hore Colaaduhu uga dhacaceen Ee Ceel-afwayn Bulshadana la hadlay.
Ceel-afwayn-(OWN)-Qaar ka mida Wasiirada iyo madaxdha-qameedka Somaliland ayaa safar ku maray Goobihii hore Colaaddu ugu dhex martay Beelaha walaalaha ah ee dhawaan Heshiiskoodu ka dhacay Ceel-afwayn Safarkan ayaa ujeedkiisu ahaa Meel marinta Heshiisyadii Nabadeed Ee La Gaadhay…………. Halakan Hoose Ka Daawo Muuqaalka




