Daawo :- Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Isbedelka Ka Dhacay Dawllad Degaanka Somalida Itoobiya Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Xidhiidhkooda
Hargeysa(OWN) Wasiirka arimaha dibada Somalilad Md Sacad Cali Shire oo maanta xafiiskiisa warbaahinta kula Hadley waxaa uu ka Hadley iscasiladii uu shalay ku dhawaaqey madaxweynihii ismaamulka SoomalidaItoobiya Md Cabdi Maxamud Cumar
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka




