DAAWO: Sidee Buu Aqoonyahanka Gobolada Cidhifyada Somaliland Ugu Soo Bixi Karaa Doorashada ? Aqoonyahan Faarah Ahmed
Hargeysa(OWN)-“Somaliland Waxay Gaadhay Xiligii Siyaasadeeda Uu Soo Geli Lahaa Aqoonyahanku”… Sidee Buu Aqoonyahanka Gobolada Cidhifyada Somaliland Ugu Soo Bixi Karaa Doorashada ? Daawo Waraysi xiise badan oo Aqoonyahan Faarah Ahmed kaga hadlaayo arimo badan oo xiiso badan




