Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Rabshadihii Ka Dhacay Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxweynihii Oo Kalsoonidii Laga Noqday Khasaaraha Dhimashada, Madaxweyne Ku-Xigeen Ka Waramay Iyo Xaaladda Saaka

Xaaladda magaalooyinka Jigjiga iyo Diri-dhaba ayaa saaka daganwaxaana caadi ku soo noqday isu socodkii gaadiidka dadwaynaha.

Cabdifataax Maxamuud Xasan oo hore Madaxweyne ku-xigeen uga soo noqday dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka waramayay wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay rabshadii ka dhacay deegaankaasi iyo inay kalsoonidii kala noqdeen Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker