“Waxa Aanu Iclaaminay In Aanu Madaxweyne Ahayn Cabdi Maxamuud Cumar..” Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Rabshado Maanta Ka Dhacay Diri-dhabe Iyo Xaaladda Oo Wali Kacsan

Waxaa wali kacsan xaaladda magaalada Diri-dhabe kaddib rabshadihii saaka ka qarxay halkaasi.

Wararka naga soo gaadhaya Diri-dhabe ayaa sheegaya in xaaladdu ay haatan cakiran tahay, kaddib markii dhowr guri oo ay deganaayeen dad Soomaali ah dab la qabadsiiyay.

Arrintan iyo shir magaaladaasi uga socdo waxgarad iyo aqoonyahanno Soomaalida Itoobiyo degto ah, ayaa Nuur Bukhaari uu ka waraystay Suldaan Fawzi Maxamed Cali oo ku sugan magaalada Diri Dhawa kana mid ah hoggaamiyayaasha dhaqanka ee ka qaybgalay shirkaasi, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker