Daawo:- Agaasimihi Hore Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Xilka Looga Qaaday.

Hargaysa:- (OWN) Agaasimihii Hore Ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigalinta Somaliland Cali Caliyaw oo maanta Xaflad Ka Dhacday Wasaaradda Warfaafinta  Xilkii ku wareejiyay agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Warfaafinta yaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay sababta xilka looga qaaday, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker