SOMALILAND VIA QAAD, KHAMIRI, IYO XASHIISHADA ETHIOPIA WAA HALISTA BULSHADEENA.
waxa daashaday bulshada somaliland xag cafimaad iyo xag dhaqaale geedka maanduuriyaha
ee QAADKA kaas oo markii America Canada iyo Yurub shaybaadh lagu sameeyeyey la xaqiijiyey in uu yahay mukhadar ama maan dooriyi khatar ahย dhamaana laga mamnuucay geedka
qaadka laguna daray liiska maandooriyaha Aduunka(international prohibitdย drugs).
somaliland waxa ugu soo biiray geedka loo yaqaan xashiishad iyo dry jen oo nooca khamirga
ugu xun ah kaas ooย qaadka xashiishada iyo khamriga intaba laga soo waaryo ETHIOPIA.
ma u egtahay sidii loogala wareegay dadkii lahaa woqooyiga America ee loo yaqaano hindida
cas RED INDIANS kuwaasย oo loo isticmaalay maandooriyi noocya badan si wadaniyada looga masaxo horu marka aadamaha iyo fikirka fiicanย waa WASH BRAIN. sidaas baa badmareenadii british ku
ku hantiyeen AMERICA.sidoo kale Australia waxa lagala wareegay dadka madmadaw
ee loo yaqaano Aborigines dad kaa oo loo isticmaalay maan dooriya sidaas buu britishku
kula wreegay dalkoodiiย AUSTRALIA.
Somaliland maanta waxa ay qarka uu saarantahay sifadaa oo kale in ETHIOPIA
la wareegto Dalkooda SOMALILANDย marka maskaxda laga dilo fiikirkuna seexdoย bulshadii somaliland.
CULLIMO,CAAQILO,ย MAAMULBA IYO BULSHA WEYENTA SOMALILAND SIDA
ADUUNKU UGALA DAGAALAMO BULSHADOODA MAANDOORIYAHA IYO KOOXA
MAAFIYADA EE KA GANACSADA SI AY BULSHADOODA U BADBAADIYAAN
WAXAN LEEHAY UBAXA DHALINTEENAย IYO BULSHADEENA KA BADBAADSHA HALAAGA MAANDOORIYAHA EE ETHIPIA SOO WAARIDO,
GACMO BIR AH KU QABTA IDINKOO ALLAHA WEYEN LA KAASHANAYA.
INSHAA ALLAH AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.
ARINKU WAA HALIS AAN LA SAHASHAN KARIN.
HALGAN IYO KA HOR TAG BULSHA WEYEN.
RABAW LABA TALLOBA TII ROON ADAY TADA NOQOAA.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI




