Maxkamad Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Jabuuti Iyo Shirkadda DP World + Jabuuti Oo Si Adag Ugu Gacansaydhay

Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.

Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.

Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa go’aankan ku gacansaydhay, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker