Daawo:- Halista Ay Wajahayaan Somalida Ku Nool London Iyo Tirada Dadka Somaliyeed Ee La Dilay Sanad Gudihii
Hargeysa(OWN) Waxa marba marka ka danbaysay sanadahan danbe waxa si weyn u soo badanaya halista ay wajahayaan somalida ku nool dalka ingriiska siiba kuwa ku dhaqan London iyadoo ay aad u badatay tirada dad somaliyeed ee sanad gudihii lagu dilay london,
Halkan Hoose Ka Daawo




