Dawllada Jabouti Oo Si Cadho Leh Uga Hadashay Booqashadii Madaxweyne Farmaajo Ee Eritrea
Safaaradda Djibouti ee Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu dhaliilay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Eritrea laga qaado.
Qoraalka Safaarada ayaa waxaa lagu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Madaxweyne Farmaajo uu si indho la’aan ah u taageero Eritrea,iyada oo Wiilashooda ay difaacayaan dadka Soomaaliyeed.
Halkan Hoose Ka Daawo




