Muuse & Afhayeenkiisii Faysal Cali Waraabe oo Indhasarcaadka ay Umada u dhigayaan, Hoosta Farmaaja ugu Doonta Dhaqaale, isu dira Umadana Been & TV,yada kaga hur- gufa.
Muuse Handaraab Somaliland Gude & Debedba intuu soo qufuley, ayuu hadana Farmaajo & Xamar uu habeenka kasta Telefoon kula xidhiidha una
wakiishay inuu Faysal Afhayeenkiisa uu dirto Xamar & armaajo.
Shacabka /Land, Baarlamaanka & Cid kasta wey og tahay iuu Siilaanyo & Muuse & Kulmiye ay Somaliland ka dhigeen Federaal, oo Heshiisyada &
Qandaraasyada ay u saxeexdo Somaliya & xamar.
Siilaanyo Xaraashe wadankii intuu wada xaraashay ayuu Muusana ku waree-
jiyey inuu siiba qufulo, Airportyadii, Dekedihii, meel kasta uu boobaan ulmiye
siilaanyo, Muuse Shaani. kolkaa Somaliland ha toosaan, oo hurdada haka
kacaan, oo Siilaanyo & Muuse Handaraab ay Wadankii baabi,iyeen, ayaa
Faysal Dilaalna u diranayaan Xamat & Farmaajo, hadana ay Riwaayad u dhig-
ayaan Shacabka ay Warbaahinta isu marinayaan, Maan diran, ma ogi, waan
yaabay, uu isna caayey Muuse ma caayayo, ee Muuse & Faysal hoostey iska
og yihiin, isna dirayaan, isna caayayaan, hadana hoosta ka heshiisa.
shacakaw Muuse Shaani, oo Garxajis & Wadani ayuu u soo kiraystey Nin Tuuga
oo cadaana uu ku andacoodey u jawaab, nin gaala ayaa Wadani & Garxajis u
jawaabay, oo talaw ma Jeegaanbaa ninkaasi mise Muuse Jaahil wuu dawakhay.
Muuse wuu Dawakhay oo Maalin Dhaw wuu ka carari Xaafadland.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama
ashaa.j@live.nl



