Daawo:- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Xeerka Maaraynta Degaanka.
Hargaysa:-(OWN) Kal-fadhigii Maanta Oo Uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax Ayay Golaha Wakiiladu Ku Ansixiyeen Xeerka Deegaanka Oo Hore Goluhu Wax Uga Badalay Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan




