Daawo:- Salaadiinta Beelaha Garxajis Oo Raali Gelin Ka Bixiyey Dhacdadii Ka Dhacday Degaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Iyaga oo Sheegay In Ay Diyaar U Yihin Nabad Waarta.

Ceel-afwayn:-(OWN)- Madax-dhaqameedka Salaadiinta Iyo Wax Garadka Beelaha Garxajis Oo Shir-jaraaid Ku Qabtay Ceel-afwayn ayaa Waxa ay ka hadleen Dhacdadii ka dhacday Ceeryaan Ee Dhimashada Sababtay Salaadiinta ayaa Raaligalin Ka Bixiyay dhibaatadii ka dhacday Ceeryaan Waxaanay Sheegeen in arintaa Masuuliyadeeda ay Qaateen Diyaarna Uyihiin Nabad Waarta in laga Gaadho Dhacdadii ay Sadexda Qof Ku dhinteen Ee Deegaanka Ceeryaan Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-afwayn HALKAN KA DAAWO HADALKA MADAX-DHAQAMEEDKA 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker