Daawo:- Qaar Ka Mida Basaska Magaalada Hargaysa oo Shaqa Joojin Sameeyay Maxay Ka Cabanayaan.
Hargaysa:- (OWN) Qaar kamida Gaadiidka Basas-ka Ee Ukala Goosha Xaafadaha Magaalada Hargaysa Ayaa Sameeyay Shaqo joojin Waxa ay Sheegeen in ay Ka Cabanayaan Waddo Xumo iyo iyo in aanay haysan Meel Ay istaan Ka Dhigtaan Waxaanay Sheegeen in Cabashadooda Dawladda Hoose Ee Hargaysi Waxba Ka Qaban wayday, Shacabka Xaafadaha ay Basaskani ubixi jireen ayaa Sheegay in ay aad uga xunyihiin Basas la,aanta Maanta Ku Dhacday HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA




