Daawo:- Dawladda Hoose Ee Nairobi oo Burbur Xoogan Ugaysatay Dhismayaal ay Ku Ganac-sadaan Dadka Danyarta Ah Ee Soomaalida Eslii.
Nairobi:- (OWN) Dawladda Hoose Ee Ismaamulka Nairobi Ayaa Burbun Xoog leh Ugaysatay Ganacsiyada Dadka Danyarta ah Ee Soomaalidu ay Ku leeyihiin Xaafadda Islii Ee Degmada Kama-kuuji Soomaalida iyagu Ku Ganacsada Suuqan ayaa Cabasho Xoog Leh Ka Muujiyay Khasaaraha Loo Gaystay Ganacsigoodii………………. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN




