“Faysal Cali Waraabe Waa Qaran-Dumis Ee Madaxweyne Waa In Sharciga La Mariyaa..” Xildhibaan Nac-Nac
Hargaysa (OWN) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiillada ayaa sheegay in Faysal Cali Waraabe yahay qaran-dumis isla markaana wuu ku kacay khiyaamo qaran waxaanu ku baaqay in sharciga la mariyo, Halkan hoose ka DAAWO




