Daawo :- Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Qayb Galayaasha Bandhiga Bugaagta Hargeysa U Soo Bandhigay Horumarka Somaliland Gaadhay

Hargeysa(OWN) Wasiirka arrimaha dibbada somaliland Dr Sacad cali shire ayaa xalay ka qayb galay carwada bandhiga bugaagta hargeysa taas oo ay ka soo qayb galeen martida ka socotay dalka dibbadiisa iyo sidoo kale madaxweynaha somaliland Muuse biixi cabdi,wasiir Sacad cali shire waxa uu ka qayb galayaasha carwada bugaagta hargeysa u soo bandhigay horumarka somaliland gaadhay ee dhanka aqoonta iyo caafimaadka,

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker