DAAWO: “Faysal In Bari La Xidhayo Ayaanu Maqleynaa…” Xisbiga UCID Oo Sheegay In Xukuumadu Doonayso Inay Xidho Faysal Cali Warabe

Hargaysa (OWN) Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID ayaa waxa uu maanta warbaahinta u sheegay in ay soo gaadhayaan in xukuumadu wado qorshe ay dooneyso inay bari ay ku xidho guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo bari dalka dib ugu soo laaban doona, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker