Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Colaadaha Ka Socda Gobolada Bariga Somaliland Jawaabna Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiir Ku Xigeenka Amniga.
Hargaysa:- (OWN) Cali Axmed Cantar oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay xaaladda Gobolada Bariga Somalilnd Waxa uu ka hadlay Colaadaha Gobolada Bari ka taagan sida oo kale waxa uu jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay Wasiir ku xigeenkanka amniga Somaliland Halkan Ka Daawo Muuqaalka




