IFKIIBA KUMAAN CUNI JIRIN
Ifkiiba kumaan cuni jirin
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi
Ninbaa dooni raacay miyi ka tegey oo badawa
Dabeedna goor habeena ayaa casho kaluuna loo keenay
Wuxuu ku yidhi naakhuudii adeer ifkiiba kumaan cuni jirin
Waxaan uga jeedaa axmed mire ayaa la yidhi wuxuu diiday
Inuu la kulmo muusa yare.
Dabeed shacab kiibaa yidhi SNM tiiba lamuu kulmi jirin
Oo nina forantuu joogay nina KIMISTUU wax ka dubi jiray
Kordhiye. Saaxiib markay sidaa ahayd inay kulmaanba maaha
Waayo isku derajaba waanay ahayn .
Guuleed liibaan snm1710@livecom



