“Faysal Cali Waraabe Waa Kii Lahaa Xabad Ha Lagu Dhufto Inantii Niciima Abwaan Qorane Ee Maanta Isaga Ayay Haysta Ee Xabad..” Xisbiga WADDANI Oo Si Adag U Hadlay
Hargeysa (OWN) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay kulankii Brussles ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Halkan hoose ka DAAWO




