Daawo:- Mujaahid Axmed Mire oo Kulan la qaatay Dhalinyarada Magaalada Burco.
Burco:- (OWN) Munaasibad Si Wayn Loosoo Agaasimay oo ka dhacday Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Mujaahid Halgamaa Axmed Mire Maxamed oo Dhawaanihii udanbeeyay ku sugnaa Dalka waxa uu Kula hadlay dhalinyaro aad utiro badan waxanu ujeediyay hadal Dardaaran iyo Waano Xanbaarsan Halkan Ka Daawo Muuqaalka




