Yahuudu Ma Caqli Badan Tahay ?

Sheekadan Ayaa Ka Jawaabaysa

 

Markii Midawga Soofiyeet u Ogalaaday In Yahuuda Soofiyeet u Guuri Karaan Israa’iil
Nin Ka Mid Ah Dadkii Guuraayay Wuxu Damcay In Uu Tahriibiyo 10 Kg oo Dahab ah
Dahabkii Wuxuu Ka Sameeyay Sanam U Eeg Lenin “Aabihii Dhaliyay Kacaanka Shuuciyada Markisiga ah”

 

Madaarkii Moscow Markii La Weydiiyay Wuxu Askarigii Ugu Jawaabay Waa Sanam Aan Doonaayo In Aan Ku Xasuusto Aabaheen Lenin oo Aan Dhunkado Aroor Walba Jacayl Aan u Qabo Awgii Wuu Soo Dhaafayay !

 

Madaarkii Tel-Aviv Israa’iil Markii La Weydiiyay Wuxu Ku Jawaabay Sanamkani Waa Inkaar-Qabihii Lenin Waxaan Doonayaa In Aan Aroor Walba Cadhuuf Ku Tufo Nacayb Aan u Qabo Awgii Wuu Soo Dhaafay !

Sanamkii Yaraa Xasuus Ayuu u Haystaa Ninkii Lahaa

 

Yahuud Reer Bariga Yurub “Ashkenaz” Waa Kuwa Ugu Caqliga Badan Marka Loo Eego Yahuuda Kale oo Iyagu Dunida Ugu Hodansan Dhinac Walba “Aakhiradooda Mooyi”
Tusaale Wiilashan leh Baraha Bulshada
Facebook, Google, Whats App, Viber, Dell, Instagram, Skype , ……
Waa Yahuuda Ruushka Aabayaashood Ka Soo Guureen

 

Maxamed Xoosh

shabcuuno@hotmail.com

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker