Xisbiga Ucid oo Farmaajo ku eedeeyay in uu hor istaagay Xujaydii Reer Somaliland ee Soo Gudanayay waajibaadka Cibaadada.
Hargaysa:- Gudoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Ucid Cabdinaasir Maxamed Buuni oo Warbaahinta Kula hadlayay Hargaysa ayaa si adag uga hadlay is hortaagga Soomaaliya ku sameeyay Xujaajtii reer somalilnd ee Soo gudan lahaa waajibaadka Cibaadada Xajka………………. Halkan Hoose Ka Daawo




