Xukuumadii Siilaanyo waxay ahayd dhega la, & indha la, oo Wadankii intey baabi,isey Gude & Debedba, ayaa Beeb Indha la,aan & Faan Umada la hor taagney, Muuse & Jeegaantiisuna waa ka daroo, dibi dhal.
Xukuumadihii Kulmiye ee Siilaanyo & Muuse waa Jindagaagay, waa Xaraasha
Xaqul-qalin, Xaabsada, Ma Xishoodayaal, kolkaasay ku dareen, kala dirka, isku
dirka, Colaad & Dhiig & Boob Belaayo, Abaaro & Dufaano & Sixir-barar &
Soomal haad, Biyo La,aan.
Somaliland waxa dhibaatada ugu wacan, Kolkii Siilaanyo & Muuse isaga
dambeeyeen Kursiga, oo xaaraan, Xaqdaro , Qabyaalad & isku dul noolaansho
ay ku bedeleen Kitaabkii ay ku dhaarteen, ayaa Ilaahay Ciqaabtii marsiinayaa
Wadankii & Umadii.
Bal u Fiirso, Siilaanyo intuu Wadanka hayey, Dagaalo, Xabad, Xadhig, & Abaaro
& Sixir-barar & Qabyaalad ayuu ku waday oo Reerkiisii, Islaantiisii, Moorgano Hablihiisa qaba & Muhanado & Kuwa adeera u yahay Weji-Xun, Cali Mareexaan & Reerkiisa Xukunkii u dhiibay, xiitaa Ganacsigii uu D/Shiil, Ilma
Xarbi & Indhadeero Umadii kale uu cuna qabateeyo.
Muuse Dagaal Ooge oo ka daran ayuu u boobay Kursigii, oo Umadii Aflagaado
& daarood waan dhirbaaxi jirey, Jeegaan & Laba Reer ayaa i dooratey oo aan
Madaxweyne u ahay, Dagaal & dhiig & Boob & Belaayo isagoon Sanad gaadhin
Faraha kula jira, oo Handaraab & Quful weyn ku soo xidhay Debed & Gudaba.
Sidaas Darteed, Somaliland Siilaanyo Somaliland Baab,iyey, ayaa Muuse uuga
sii dareyna ay Kursiga isaga dambeeyeen, oo Xaafad Jeegaanland & Reero is
bahaystey oo Gaashaanbuur & Xulufaysi ku andacoodey Wadankii Boobeen,
Laakiin Hada Muuse Jeegaan, Muuse Shaani Jabkiisii Umadii wey ku toostey
oo ma ogola Jeegaan Dambe.Gaashaanbuur laba Reer H/Jeclo & H/Awal oo
Koofiyad baclayaal gacmaha isa saara Hagbada waa markayagii.
Muusana Jeegaantii oo laba jibaaran, oo xaafadaysan, oo Subeeriyeysan, ayu
ku taxay, oo Jeegaantu ha jirto, Kacaanka Reeraha Subeeriyadu ha noolaadaan
uu ku heesaya, oo Jabkiisii uu kolna tolaay & ka kacaay ku cabaadayaa, oo
Jahawareer uu Seexan waa ku dhacay.
Muusaw Rag Cadaalad waayey sida cawsha kala yaac, Siilaanyo & Muusaw
Wadankii waakaa aad qufusheen, ee Siilaanyana ku dhex naanaabay adibuna
waad ku waalan, Cuqubada, Beenta, Boobka, Xaqdarada, Dulmiga Ilaahay
wuu idinka jari aad Umada ku haysaan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama
ashaa.j@live.nl




