Qaarkamida Madaxda Dhaqanka Beelaha Somaliland oo ka hadlay sida ay u arkaan Ergeda Nabadaynta Colaadda Ceel-afwayn
Hargaysa:- (OWN) Suldaan Cabdiraxmaan Ow-Good iyo Cabdiraxmaan Xirsi Diiriye oo ah mid kamida afhayeenka Beelaha ku dagaalamay Ceel-afwayn ayaa ka hadlay Sida ay u arkaan Ergeda Nabadaynta Ceel-afwayn iyo Waxka qabashada Colaadda daba dheeraatay ee Deegaanka Ceel-afwayn…………………




