Daawo:- Xildhibaan Weli Xaawo Oo Ka Hadlay in xujaajtii Somaliland ay Xanibtay Dawladda Soomaaliya Fariinna udiray Farmaajo.
Hargaysa:- (OWN) Xidhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa Sheegay In xukuumadda Soomaaliya Xanibtay Xujaajtii Reer Somaliland waxa uu xukuumadda Soomaaliya ugu baaqay in aan lasiyaasadayn arimaha Cibaadada Waxa uuna fariin udiray Madaxwaynaha Dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo……………………..




