Talo nabadaynta Ceelafweyn

asc anigoo ah dadka degaanka sool ,sanaag wax badan og
waxan xukuumada iyo ergada farayaa inay si mug
 iyo miisaan leh u galaan arinka ceelafweyn kana ilaaliyaan sadex qolo
naasjiid ,lugjiid,nacfi jiid beesha sacad yonis waxan leeyahay jooojiya
dagaalada dhuumalaysiga ah wali dadka birmageydada ah ku laynaysaan
caruurta aan waxba galabsan dagaalkii dogoble ayaad wiil yar si axmaqnimo
ah u disheen video lagama qaadin reer iidle way iska aasteen walaahi garxajis
hadhwanaag inan yar oo mudaharaad filiidh ku dhacay ayaad wali sawirkeeda haysaan rru
baa xabad ku dhufatay waxan xukuumada leeyahay umadaa si fiican u dhex
gala awoodna isticmaala aan waxba ka danbayn shalay bay ahayd markii madaxweyne
xigeenku lahaa gaadhigaad aragtaan guba la wareega yaan laga daba iman gurmad imanayaad
daawanayseen oo dhinac ah dhinacna xabad baa lala dhacayey biciidaa waxay ka dhacday fadhigaab
maanta iyadoo taasi jirto ayaa saraakiishii biciide la bedelay waliba dhinicii lays hayey saraakiil ah lagu bedelay
waliba ay dadkii xabad la dhaceen yaa qaadan lahaa biciide waa qaatay walaahi inaan hy qaadateen ,garxajis qaateen iyadoo aan waxba ka maqnayn bayba qaylinayaan waa nala laayey hjeclo ,isaaq ,sland jeegaan walaahi biciidaan
u dhamayn is ogeyn waxan ahay qof wax og aan ahayn dhibta oo dhan hy baa wada ku adeeganaysa sacad yonis hy iska yeen iyo wadani bal eeg ninka sarkaalka ah ee ciidamada haysta ee shuftada ah ee xukuumadu u hamraanayso tolow haduu hjeclo ahaan lahaa malaa glas bay ku qaadan lahaayeen waliba qaar iyaga ah hor geli lahaayeen waa in xukuumadu soo qabataa ninkaa waayo amaanka degaanka ayuu dhib ku yahay qoladaa daaye ceerigaabuu iska soo galaa wuxuu doono ka sameeyaa
  xukuumadana waxay leeyihiin waa nin kaligii ah cid ma wadto 300 hy ahna waa la socdaan inkastaanu cid waxba yeeli karin degaanka reeraana iman karin hadana waa kuwaa gaadaynaya dee biciide idinba gaadeeya oo degaankiinaa alle badiyey gala MURIYE,HULUUL ,SINCARO, WAA marka colaada xun la bilaabo calaa kuli xaal xukuumadu haysku sii dayso
 2 cisho dagaalku kama bateen xitaa haduu ceerigaabo galo ama awood dhexdhexaada oo aan dhinac ka
rarnayn ha isticmaasho bal eeg
taliyihii ciidanka mileteryga ee biciide FANAX WAA la bedelay nin sacad yonis ah baa lagu bedelay oo dararweyne haysta iyo fadhigaab –fadhigaab nin muuse ismail ah ayaa haysta ciidanka ,ceel afweyn RRUda nin reer caynaanshe ah
sadexduba waa hy yonis waana caare2 niman qabiil ku shaqeeya ciidan qaran ahayn tolkood wax u dhiibayaan sidan yeela aan ahayn dad dadku isugu mid yihiin wax la geliyey cuqdad qaba markaa dawladnimo maaha sidan
    ilaahay khayr ha ka dhigo
jama adan mire diiriye

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker